Amar dhowaan ka soo baxay Maamulka Puntland oo saaka dhaqan galay

Amar maalmo ka hor ka soo baxay maamulka Puntland oo lagu joojiyay tukashada Jameecada salaadda Ciida ayaa maanta ka dhaqan galay degaannada Puntland, kadib markii xalay guud ahaan Soomaaliya looga dhawaaqay Ciida-fitriga. Dadweynaha ayaa guryahooda si keli keli ah ugu dukanaya, waxaana sidoo kale aad u xadidan damaashaadka iyo isu soo baxyada shacbiga guud ahaan … Continue reading Amar dhowaan ka soo baxay Maamulka Puntland oo saaka dhaqan galay